|
|
02/11/2009 The Arab Knowledge Report 2009: Towards productive intercommunication for knowledge, launched on 28 October, 2009, maintains that political, institutional, cultural and intellectual reforms, as well as reform of the media and information technologies are vital if Arab societies are to bridge the knowledge gap. |
|
Read more...
|
|
|
29/10/2009 (Nairobi, KENYA) 29 October 2009 – Maanta waxay QM xusaysaa sannad guuradii koowaad ee ka soo wareegtay qaraxyadii loo gaystay magaalada Hargeisa. 29kii October 2008, shan qarax ayaa ka dhacay magaalooyinka Hargeisa iyo Bossaso ee waqooyiga Soomaaliya, kuwaas oo mid ka mid ah lagu bartilmaameedsaday xarun QM Hargeisa ku leedahay.
Qaraxaas oo ahaa mid gaadhi lagu soo rakibay oo lala beegsaday dhismaha xarunta wuxuu sababay dhimashada labo ka mid ahaa xubnaha shaqaalaha QM oo la kala odhan jiray, Mohamed Elmi ‘Geele’ iyo Said Hashi Mohumed, iyadoo ay ku dhaawacmeen lix kale. |
|
Read more...
|
|
|
29/10/2009 (Nairobi, KENYA) 29 October 2009 – Today, the UN commemorates the first anniversary of the Hargeisa bombings. On 29 October 2008, five bombing attacks took place in Hargeisa and Bossaso, northern Somalia, one of them targeting a UN compound in Hargeisa.
The explosion of a car bomb which imposed its way through the compound caused the death of two UN staff members, Mohamed Elmi ‘Geele’ and Said Hashi Mohumed, and injured six others. |
|
Read more...
|
|
Warbixinta Horumarinta Bini’aadmigu, waxay soo jeedinaysaa is-beddellada muhiimka ah ee sare loogu qaadi karo hannaanka dib-u-dejinta Qaxootiga
5ta October 2009—Waa in dawladdu ay xaqiijisaa is-beddel siyaasadeed oo taxane ah oo ilaa xadka ugu sarreeya ay ka faa’iidaysan karaan qaxootigu, iyadoo si hufan loo xaqiijinayo xuquuqda dadka qaxootiga ah, taasoo waafaqsan warbixinta horumarinta bini’aadmiga ee maanta la soo bandhigayo.
“socdaalka, gudaha iyo kan xuduudaha lagaga gudbayaba , waxay leeyihiin tallaabooyin wax ku ool ah iyadoo midka masaafada fog loogu sii gudbayaana uu u baahan yahay in loo jaangooyo hannaan siiyaasadeed oo dheeraad ah ee gudaha iyo dibaddaba,” sidaas waxaa yiri qoraaga horseedka warbixinta Jeni Klugman. |
|
Read more...
|
|
5 October 2009—Governments should undertake a series of policy reforms to maximize the benefits of migration and to better ensure the rights of migrants, according to the Human Development Report launched here today.
“Migration, both within and across borders, brings significant gains across the board, which could be further enhanced by better policies at home and abroad,” says the Report’s lead author Jeni Klugman. |
|
Read more...
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 Next > End >>
|
| Results 1 - 9 of 27 |